marka hore salaan sare marka xigta waxaad akhristoow dhuuxdaa murtida maldahan ee ku jirta gabaygaa hadii aad iska dhex
aragto inda khayrka iyo waxqabadka leh howsha kordhi hadii aad iska dhex aragto inanad dalkii u dadaalina nalasoo xidhiidh
anagaa danayna horumarinta iyo dadanaha dalkii hooyo guud ahaanba una heelan intii itaalkayaga ah waanan is caawinaynaa wada
shaqayn fiican ayaanan yeelanaynaa si howsha aan wadnaa dhaqso ugu soo dhamaato oo ay noqoto mid intifaahsamaysa...
Kawaran aqristoow waan la soconaa qorbaha ninwalba waayhiisa e dadka reer somaliland ee qurbaha ku noolna waxaa lagu
qiyaasaa tiro badan hadii laga saaro caruurta iyo inta joogta meelaha bilaadakhliga ah oo aan soo kaba soo qaadno100.000
oo gof oo qofkiiba uu bixiyo 10$(aad bay u yartahay waana la awoodaa) bilkasta isbadal inteeleeg iyo hurumar ayay dalkii u
soo kordhinkartaa oo gacanta loo galiyo dad masuuliyad iska saara oo ala ka casi leh bal dheeho waatane sida aynu dadkeenii
iyo dalkeenii wax weyn uga badalikarno.
100.000*10$=1.000.000$ (halmilyan oo dollar bilkasta)
maxay qaban kartaa hadaba bal u fiirso.
bishiiba 300 arday oo sadexda jaamacadood waa 300*36$=10800$ "" 800 jaamacaduhu ha gooyaan
danyarta iskuulada
aan awoodin
2000*10$=20.000$
ciyaalka dibadjiifah(qiyas)
2000*20$=40.000$
waxkale
130.000$
isku gayn
200.000$
Lacagta soo hoyankartaa bilwalba sidii aan sheegnay waxay ahayd 1.000.000$ ka goo 200.000$ waxaa soo hadhaaya 800.0000$
waxaa loo ururinkaraa jidadka iyo biriish la aanta hargeysa ee bilwalba dadka daadku ku qaado oo gudahana waxla iskaga dari
karaa laguna dayactirikaraa looguna samyn karaa caasimadaha cobolda jidad bilicsan..
waxay hadaba is waydiintu tahay halkay ka qudhuntay laftu ee loo soo hooyn laa ya aya lacagtaa wax ku oolka ah ee
wadankeena wax u tari karta ilayn halgankiiba waatii qamadinka qaxootiyada lahgasoo ururinjiree ,
jawaabtu waxaytahay maanta
oo somaliland cidina u maqantahay ceelna u qdanyahay(dimuqraadiyada) inaaanay wax isku xidhnaasho howlku ool ah aanay lahayn
jaaliyadaha lacataa soo ururinlahaa ee qurbaha ku kala firidhsan cid isxilqaantaana aanay awood u lahayn inay waxaa soo wadamo
ah ay soo marto isku soo duuboo hogaankiibaa maqan dadkii guduhu toodii waykasoobexeene intii dibaday ku foorartaahada wax
waydiraan laakiin waatugaar ah tiiguudbaad moodaa in laga seexday:
waxaan leeyahay Hadaawan waa dalkaagiiye anagaa
howshaa wadnee hadii aad danaynayso nala soo xidhii si aad dhankaad joogto uga soo qabato howsha:
Gabaygii Himilo
Himilada iyo hawshu
howraartu waxay yahay
oon hadal taagnayn
dhamaan inaan
halyaynahay
oo haybad wacanahay
dad hagaagsan aan nahay
wadankooda hanankara
oo horumar
heerliyo
hanaanwacan hirgalinkara
taa waxa horyaal u ah
halgankii la soo maray
beelihii heshiiskiyo
horumarkaynu
haynee
aduunyaduna hadal hayn
ee lagu hadaaqiyo
xusbiyada hirdamayee
ku hamiya hogaanwacan
oo
loo heshiisyahay
hanashada hogaakana
dadweynaha ka hiil suga
ee aan habaartamin
habrashona lahaynee
halhayskoodu
uu yahay
horumarbaanu haynaa
anaagaa hagaagoo
hogaankiina hanadka ah
hanaqaad u haynoo
heersare oo la
hiigsado
hawshiisa gaadhsiin
ictiraafna soo hooyn
ee hooy waryaa hooy
noo hebeeya hanshada.
haybaday
horseedeen
waataa an haynee maanta
aan hadhsanayno.
waxa aan lasoo hadlay
ee aan la hiyikacay
dadkeenii huleelee
dawladaha horumaray
hooskooda joogaan
habrasho aan ka tabayaa
hamigaan ku
hayn jiray
inay howlgalo sameeyaan
umadahooda u horseedaan
hawl wadaagyo heerar leh oo
la
soo habeeyoo haqabtira haliilyada
hantidooda u huraan wadankooda
hodanka ah ee hagardaamadii faqash
ay yara halaysay
howlabadan ka fuliyaan heegada ay mariyaan
u hadlaan had iyo jeer hal hubsiimo siistaan
u
huraan halbowlaha howshiisa haybshaan
kala hadlaaan habkiisana kuwa ay lajoogaan
taana way hagaajeen
hamigay ku hayaan
laakiin waxbaa hadhay howsheedu sugaysaa
waa inay u heelanaadaan dib u dhiska dalkeenii
hadh iyo habeenba hawshaa waxaa kuugu heegana
Sivo Development ee nala hirgaliyaan oo a isa soo habeeyaan
oo
Howshooda fuliyaan u Huraan Hantidada guud
hamigiina galiyaan inay howl utaal idil oonay taasi Hoosmarin.
Hayadahahiina
wax howl ku ool ugu filan dalkii hooyo
ka howlgala kayeelaay howraartii maansada
ee loo soo hibeeyay sideedii
ay haybshaan (Gabayadii dardaaran iyo dhanbaalkii la soo diray)
Isku hami ahaadaan isla howlgalaanoo
is
haystaan had iyo jeer hiigsi sare lahaadaan
howraarta hodanka ah isku soo hibeyaan
haybad ay ku dheehaan isku
soo hamuumaan
howsha looga hiishana ugu soo horeeyaan
dalkii ay hagaaajaaan oo hor ilaahay gaystaan
halkaa
hadaad haleeshaan eeba idin Hodansiin
ee hala habsaaamina haasaawahiinana
ku sii wada inaad dib isku habayn hamaysaan
heshiish
kala sexeexdaan hagarli ku kuwalgala
oo aad horseedaan waxaan hore u hirgalin
hanti uun u baahnaaa waa la idiin
hanwaynaan
halyaygii xoreeyiyo kuwii haboonida ku howlgalay
ee halkaan maanta joogniyo haybadan inoo hirgaliyaa
la idinla halmaashiin hadaba hadalkaba an soo horo
oo halkiisa keenee hiigsigeena horumarin
hufanaan
kaga hortagta duruufaha handidoo
la hoorsado habsami ku soo dira
hamiyoo wax soo hora
hala
idinku hiishee oo hala hadhsado ee
hambalyiyo salaamona la idiin soo hibeeyeee.
wabilaahi towfiiq wasalaamu calykum ...
Waxaa Tiriyay:
Jamaal Suxufi tel:0046762368906
Xoghayaha guud ee
Sivo Development
Scandinavian Sweden